M

Ragow Xaq dowr Dumarka

Ragow dumarku waa daxab
Xaaq dowr nagamudhan yixin
ogow waa hoyadhii kudashey
sagalkii bilodh calosha
kabacdi nujiskii ila iyo weynantaadhi
Waa boqoradh kuladalatey kacanta midhig
Waa inantadhi qurxoneedh oo indaxa dowranaayen
waa xaskadhi macaned dumarka tii aad kadoratey
Ragow Xaq Dowr Dumarka
©mohamednur